Detecting...
Please whitelist dirzon to continue.
by: Ahmed Omaar | 3505 KB | 08-07-2022 | 362 ጊዜ ተነቧል | 299 ጊዜ ውርዷል
ደራሲ: Ahmed Omaar
Ahmed Omaar's Somali Quotes.
Find out Ahmed Omaar's Somali quotes for education, student success and exams; and also Somali Motivational quotes about life success which all add value amd encouragement to our life goal journey. For more about Ahmed Omaar's Quotes from search engines and social media. Motivational quotes, Inspirational quotes, Success quotes, Life quotes, Ahmed Omaar quotes, Educational quotes, Exam quotes, Student quotes, exam quotes, Ahmed Omaar Somali Quotes.
Dhammaanteen waxaan u baahanahay xoog dhiirigelin leh si aan rajadeena u sii nooleyno oo aan u kordhino wax soo saarkeena iyo tayeynta jiritaankeena. Akhrinta sheekooyinka, buugaagta dhiirigelinta leh iyo sidoo kale halku dhegyada, xikmadaha iyo odhaahyada erayada xambaarsan dhiirigalintu dhamaantood waxay gacan ka geystaan in aan yeelano qorshayaal nololeed iyo in aaneynu niyad jabin ama is dhiibin markasta oo aan la kulano guuldarooyin ama aamino in aynaan jabin karin darbiga carqalada nololeed ee inagaga gudban hiigsiga xaqiijinta himilooyinkeena. Halkan waxaa kuugu diyaar ah qaar ka mid ah Ahmed Omaar's Somali Quotes, oo inuun haba yaraatee ku xasuusin doona in ay wali ku horyaalaan fursadaha dib u sixida qaladaadka nololeed iyo jabinta dabarada cabsida ama caqabadaha oo dhamaanteen inaga hortaagan in ay noqo shakhsi ka duwan kii shaley. Ka raadi mareegyada internetka iyo social media Ahmed Omaar's Quotes oo Af-Soomali iyo English ba ku qoran.
Waad mahad santihiin dhamaan.
Macalin Axmed Omaar